Xiliga lagu ciyaari doono Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho oo la shaaciyey

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha ee Staadiyo Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah Ololaha Is-xilqaan oo 100 dumar ah shaqo loogu abuuray, si ay u dar-dargeliyaan nadaafadda iyo dib u … Continue reading Xiliga lagu ciyaari doono Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho oo la shaaciyey